Help Gazan families at risk of homelessness in Australia. Donate to our Crisis Response Fund.

Somali man on the phone on the couch

La hadal qof wax fahmaya

Dhib miyey kaa heysata inaad la socoto inta lacag ah ee aad kharashgareynaysid? Ama inaad bixisid qaar ka mid ah biilasha ama aad cunto soo iibsato? Miyey kugu sii adkeynaysaa si aad u xakameyso khamaarkaaga?

La hadal qof wax fahmaya. Adeegyada Ka hortaga Dhibka Khamaarka Dadka dhaqamada badan leh waan kaa caawin karnaa inaad maareyso saameynaha khamaarka iyo inaan kaa caawino xiriirka qoyska iyo maaliyadaada.

Haddii aad ka welwelsan tahay qof kuu dhow adiga, sidoo kale waan ku taageeri karnaa.

Wixii ah tallo qarsoodi oo bilaash ah soo wac khadkeena taleefanka ee ah 1800 329 192 ama iimeyl noogu soo dir gamblingharmprevention@ssi.org.au

Multicultural Gambling Harm Prevention
Multicultural Gambling Harm Prevention

SSI’s Multicultural Gambling Harm Prevention Services (MGHP) offer a variety of free services for individuals and families experiencing negative effects from gambling.

Information in your language